Shaqo Kaab Shaqo raadin iyo meelayn
← Dhammaan shaqooyinka

Darwal

Newburao · Burao · Maalinle · $300/bishii · cunto kuma jiro

Shaqada

Waxaa la rabaa inuu adeega u geeyo macaamiisha iyo soo qaadista alaabta dukaanka iyo wixii hadba loo baahdo.

Waxa la doonayo

Waa inuu noqdaa qof aamin ah furfuran shaqadiisa yaqaan xaalad kastana ku shaqayn kara aan balwad lahayn haystaana qibrad gaadhi wadis ilaa 7 sano.

Wuu xirmayaa: 2026-09-30

Codso shaqadan

Akoon bilaash ah samayso, xogtaaduna waxay la socotaa codsi kasta oo aad samayso.

Akoon samee oo codso Horey ayaan u leeyahay