Darwal
Newburao · Burao · Daily / casual · $300/month · cunto kuma jiro
The job
Waxaa la rabaa inuu adeega u geeyo macaamiisha iyo soo qaadista alaabta dukaanka iyo wixii hadba loo baahdo.
What they are looking for
Waa inuu noqdaa qof aamin ah furfuran shaqadiisa yaqaan xaalad kastana ku shaqayn kara aan balwad lahayn haystaana qibrad gaadhi wadis ilaa 7 sano.
Closes: 2026-09-30
Apply for this job
Create a free account and your details go with every application you make.
Create an account and apply I already have one