Shaqo Kaab Shaqo raadin iyo meelayn
← Dhammaan shaqooyinka

Hotel management

NEW BURAO · BURCO · Waqti buuxa · $200/bishii

Shaqada

Hotel management

Waxa la doonayo

Qof xirfad sare u leh soo-dhaweynta macaamiisha (Hotel Receptionist), aamin ah, dhawrsan, oo aan lahayn wax balwad ah. Waxaan aqoon fiican u leeyahay isticmaalka kombuyuutarka (MS Office, Internet-ka, iyo e-mailada) iyo maareynta nidaamka diiwaangelinta Huteelka (Check-in/Check-out). Waxaan leeyahay hab-dhaqan shaqo oo wanaagsan, waji-furan, dhowritaanka waqtiga, iyo doonista inaan macaamiisha siiyo u-adeegid heer sare ah."

Wuu xirmayaa: 2026-10-20

Codso shaqadan

Akoon bilaash ah samayso, xogtaaduna waxay la socotaa codsi kasta oo aad samayso.

Akoon samee oo codso Horey ayaan u leeyahay