Darwal
Newburao · Burao · Maalinle · $300/bishii · cunto kuma jiro
Shaqada
Waxaa la rabaa inuu adeega u geeyo macaamiisha iyo soo qaadista alaabta dukaanka iyo wixii hadba loo baahdo.
Waxa la doonayo
Waa inuu noqdaa qof aamin ah furfuran shaqadiisa yaqaan xaalad kastana ku shaqayn kara aan balwad lahayn haystaana qibrad gaadhi wadis ilaa 7 sano.
Wuu xirmayaa: 2026-09-30
Codso shaqadan
Akoon bilaash ah samayso, xogtaaduna waxay la socotaa codsi kasta oo aad samayso.
Akoon samee oo codso Horey ayaan u leeyahay