Shaqo Kaab Shaqo raadin iyo meelayn

Shaqo Kaab

Shaqooyin dalka gudihiisa iyo meelaha u dhow

Shirkadaha ayaa halkan iska soo dhiga. Waxaan hubinnaa shirkad kasta iyo shaqo kasta ka hor inta aan la muujin, kadibna labada dhinacba waan caawinnaa ilaa maalinta shaqada ee koowaad.

Nooca shaqada:

2 shaqo

Macalin

Rahma · Hargeisa

Macalin bedel maadooyinka dugsiga hoose

Qandaraas $150 /bishii 12 boos

Darwal

Newburao · Burao

Waxaa la rabaa inuu adeega u geeyo macaamiisha iyo soo qaadista alaabta dukaanka iyo wixii hadba loo baahdo.

Maalinle $300 /bishii